Warbixintii ugu dambeysay xaalada cudurka COVID-19 ee gudaha Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 105 qof dalka oo dhan. “Maanta sabti ah waxaa cudurka laga helay dad cusub oo tiradoodu gaareyso 105 qof kuwaasoo 65 ka mid ah yihiin rag, halka 40 kalena ay yihiin dumar, waxayna tirada guud ee dadka … Continue reading Warbixintii ugu dambeysay xaalada cudurka COVID-19 ee gudaha Soomaaliya